FARJANO SUUQ YASIIN

  • IMG_1181
  • IMG_1172
  • IMG_1182
  • IMG_1179
  • IMG_1177

Property ID : 0024

Selling $70.00 70 - Shop

Booskani waxaa uu ku yaalaa xafada farjano waaxda halgan waxaa uu saran yahay wadada weeynee suuq yasiin ee isku xidha ilaa dalcada siinay waxaa uu leeyahay 5qol oo dugana ah waana sharci 1982 kii ah waxaana lagu rabaa $70,000 USD WAANA SABARLOOG cabir kiisuna waa 20×20
=400

waxad na nagala soo xiriiri kartaan ciwanadeenan hoos ku xusan

customerservice@jubbarealestate.com
cobbole2007@gmail.com

+252617558888
617557777
617552487

Note

Property Map

Similar Properties

Translate »