BEERAHA WABIGA JUBBA

  • q15
  • q16 - Copy
  • qare
  • 210 - Copy - Copy
  • 210 - Copy
  • 210
  • q2 - Copy
  • q2
  • q3 - Copy
  • q3
  • q4
  • q5 - Copy
  • q5
  • q6 - Copy
  • q11
  • q13 - Copy
  • q14

   

Wabiga jubba waa wabiga koowaad ee ugu wayn dalka somalia waana wabi aad ubalaaran . Waxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa gobolka gedo wuxuuna gaaraa ilaa iyo magaalada kismaayo meelaha uu marana waa meelaha ogu taajirsan wadanka Somalia waana dhul beereedyo ah.

Magaalooyinka uu maro wabigaan
Doolow
Luuq
Buurdhuubo
Baardheere
Bu’aale
Jilib
Mareerey
Kabsuuma
Jamaame
Wabigaan Wuxuu ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meel la yiraahdo (Goobweyn) oo Kismaayo u jirta 25km. Biyaha webiga ee ku qulqulayo waxay quud iyo nasteexo u yihiin naflayda Badwaynta Hindiya oo uu webiga biyaha cas ku daro kuwa buluuga ah ee badda

Note

Property Map

Similar Properties

Translate »